Riyada:
Waxan ku riyoday anigoo dad la socdo qoryo an wadano waxan waardiyeyney xafadaha waxan ku so adnay suuq ragii ila socday wexey damcen iney suqa dhacan ana wan ka soo hor jestay wana ka qaday alabtii iyo wexey qadan raben
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa mashaakil iyo dhibaato iyo mas'uuliyad, waliba dad adiga aad saaxiibo tihiin ay kugu riyadayaan, marka waxaa lagaa rabaa inaad iska ilaaliso dadka qaarkii oo kuu keeni kara dhib.
Dreaming describes a problem and a problem and a responsibility, and people who are your friends dream of you, when you are required to be careful of some people who can cause you problems.