Riyada:
Waxan ku riyoday libaxyo fara badan oo so weraray xafad an ku sugnaa dadkii ila jogay iyo aniguba waxan qadanay ulo labada dhinac sakiin uga xirantahay libaxii wuu cararay mid ayaa wuxuu galay guri nag iyo ilmaheda jogan ayadana wey garacday banan ka ayey uso turtay anagoo rabno inan dilno ayuu hadlay ur ayan leyahay ilmo ayaa iijogo ha idilina kadib waxan amray inan la dilin riyo yin kaa hal haben ayan ku riyoday waa maxay
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa inaad kala kulmi doonto dhibaato ama xadgudub dad cadow ah oo adiga dhib kula raba, dadkaas waad ka adkaan doontaa wax dhib kuuma geeysan karaan laakin waxay iska dhigayaan dad dhibban oo u baahan in loo naxariisto waa dad labowejiileyaal ah marka riyada waa digniin.
The dream indicates that you will face hardship or abuse from enemies who want you to suffer, you will overcome those people and they cannot cause you harm but they pretend to be victims who need mercy are hypocrites when the dream is a warning.