Gabar ku riyootay iyadoo wiil masjid la dhisayso

 Riyada:

Acs wll ilaahay haku xiftiyo wll waxan ku riyoday   wiil An xidhiidh leenahay oon  masajid wada dhisayno  oon dhisnay masajid quruxbadan   markan dhamaynay waxau ikeenay cunto macan  wll maxay noqonisa ilahay hakubarakeyo  wll   

Gabar ku riyootay iyadoo wiil masjid la dhisayso

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa in arrimahaaga oo dhan Ilaahay kuu toosinayo wiilkaas ayaa laga yaabaa inaad mustaqabl fiican wada dhisan doontaan oo diin ku salaysan riyada waa riyo aad u wanaagsan.


Previous Post Next Post