Riyada:
Asc Shekh waxa ifasirta riyo waxan kuriyooday ano jid socda kadib waxan arkay wiil yar waxan ku iri wiilki waxatahay qofki ogu yara o ilaahay dartii isujeclaano kadib wa isasooracnay waxa iri inta siisocono wasii subcinaynaa waxan akhrinaynay quraan kadib waxan utagay dumar wada xijaaban waxay isiiyen shaah waxana lagu jiray bisha soom kadib shahi wacabay kadib wa soo baxay kadibna waxa icayrsaday 5nin oo rabay inay ikufsadaan
Sheekh iifasir riyadas waxa ahay xaas hooya ah
Fasirka:
Riyada waa digniin waxaa lagaaga digayaa dadka qaar oo dumar ah oo aad u malaynayso inay ku jecel yihiin laakin waxaa kaaga imaan karo dhib marka iska jir si aysan kugu ridin qalad.