Riyada:
Asc sheekh waxan ku riyooday anoo xubinta taranka layga soo baxay saxibaday ahana ehelkayga dad iigu dhow oo quraan igu akhrinaysa.
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa inaad raacayso dareenkaaga iyo shahwadaada, marka iska ilaali inaad xumaan ka dhacdo, ku dadaal ducada iyo quraanka.