Riyada:
Asc walal.
Mahadsanid inbadan wayo sidas aad riyooyinka noogu fasiraysid markasto.
Waxan aahay will doob ah oon wili gursan, waxan ku riyooday anigo naag jiiraanka ah u tagayo jiifto dulka, waxana igarab taagan gabar walashay ah, lkni niyadu waxaa iga soo dhacday in aan kufsanayo, aan katagay sidas aan kuso kacay.
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa in aad ku kacaysto falal aan fiicnayn waxaa lagaaga digayaa inaad iska ilaaliso xumaanta waliba waxyaalaha xunxun oo la xiriira akhlaaqda, riyada waa digniin marka ka fogow wixii xun oo dhan.