Riyada:
Waxaan ku riyooday anigoo dhalaayo gabar, walina ma aanan guursan riyadaasna Ii fasir.
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa guur ama arsaaq badan ay heli doonto, ama war ay ku faraxdo, gabar doob ah hadday ku riyooto iyadoo dhalayso gabar waa riyo khayr xambaarsan, inshaa riyada waa bishaaro waliba waxay u badan tahay guur degdeg.