Riyada:
Asc bahda daruuro waxaan ku riyooday xalay gabar mar hore iskugu kaaya danbaysay oo dagan guri an lahaa mar hore anaa kiro ku daganaan jiray oo wan kaguuray iyadoo dagan baan soo booqday bà n lsleeyahay waxaana u imid iyadoo walaca xoogaa dhafoor xun walaca dartii markaa waxan ku dhahy qolkan ani jiifkaa ii ooli jiray waayo qolkanaa wayn labada qol waxayna igu tiri kan caruurtaan u bananeeyay kaa yarbaan jiif ka dhigtay markaa tinteeda oo aad u dheeratay lkn intay walacaysay may shan layn waxan dhahay tinta way kuu baxdee maxaa iskaaga shalayn waysay waxay dhahday waan cajisnaa hadan shalaynaa tinta maday dheer bay ahayd lkn iskau yara maran
Aniga xaas baan ahay
Gabadhaasna iyadoo xaasa igu dan baysay waa hore
Fasirka:
Inshaa Allaah waxaad heli doontaa war aad ku faraxdo iyo arrimo mustaqbalka khuseeya waliba waxay la xiriiraan noloshaada hore marka riyada waa khayr