Riyada:
Waxa kalo ifasirta riyada waraqada cad aan wax ku qoraya miis ag fadhiya an ku dulqoraa waan buuxinaa warqada dhan.
Fasirka:
Riyada qoraalka waa riyo fiican waxay xambaarsan tahay wax aad u qiima badan waxaa ka mid ah guul iyo mustaqbal fiican iyo talo iyo sharaf waayo qalinka iyo warqadda waa furaha aqoonta iyo cilmiga, marka riyada waxay tilmaamaysaa arrimo badan inay kuu furmi doonaan.