Riyada:
Asc walal waxan dhawr jeer igu soo noq noqotey riyo daanyeero badan oo albaabo isku shiidaya ka ugu danbeeya na danyeerada inanyar oo an wato madaxa ka goynaya Wax badan igu soo noq noqtey riyadaasi walal ee ii fasir.
Fasirka:
Walaal waxaa lagaaga digayaa dad khiyaano badan oo tuugo ah oo xaasid ah, marka iska jir dadka qaar aad soo dhoweysanayso, riyada waxay tilmaamaysaa dad tuugo ah oo been badan inay ku khiyaanayaan waliba ka ilaalso caruurtaada.