Riyada:
Asc , salan kadib sidan oo kale waxan ku riyoday iyado seddexda goos ee hoose iyago xanun la'aan so dhacayo aan gacan ku heysto haddana xoogaa kadib mrkaan fiirshay goosaheyga xoogaa yar ayaa iska badal oo hal xabo ayaa maqan Bal walal i fasira kheyr Allah idin siiyo walwal ayey igu heysaa.
Fasirka:
Walaal riyada waxay tilmaamaysaa in aad la kulmi doonto arrimo walwal kugu dhalinaya waxaa laga yaabaa qof kuu dhow in dood iyo dagaal idin dhexmari doono oo aad sidaa ku waayi doontid, guud ahaan riyada waa wax aad waayi doonto qof weyn oo noloshaada ku jira ayayna u badan tahay.