Riyada:
Gabar haddii ay ku riyooto dhar buni ama dhar kafeey ah maxaa lagu fasiraa.
Fasirka:
Riyada dharka guud ahaan waxay tilmaamaysaa lamaane ama ninka iyo naag nolol wadaagaya, dharka guud ahaan marka buniga waa arrin aan caddeyn, naag haddii ay ku riyooto dhar waxaa lagu fasiraa nin, sidoo kale haddii nin uu ku riyoodo dhar waxaa lagu fasiraa naag marka midabka buniga wuxuu tilmaamaa qof aan wixiisa caddeyn.