Riyada:
Asc wallky riyada aad ku arkeso kitaab quraan Kala furan wliba marka indhaha Kala qaday riyada dhaxdeda waxa arkay kitaab furan qof haya ma aqan mrka wn firiyy quraan ku qorana nafsii bas ka xasuusta balse wxkle Lasocda Maka xasustii marka hdi an ilaway ayada an ankitabka ka aqrinayy mxe tahy fasirkeda.
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa waddada toosan in Ilaahay kugu toosinayo amuurahaaga oo dhanna waxay ku dhamaan doonaan wanaag, riyada kitaabka quraanka waa riyo bishaaro ah guud ahaan.