Riyada firaashka cad oo qolka jiifka yaallo

Riyada:

Waxa ku riyooday aqal sariir jiif cad firaash cad wa saranay go midab  cadees cml wa sarna cadan udhow Isla aqalka Aya waxa yalay kuraas isku egyhn sida firashka okle an arkay.

Riyada firaashka cad oo qolka jiifka yaallo

Fasirka:

Walaal riyada waxay tilmaamaysaa qof qalbi nadiif ah oo ku jecel inaad nolol la wadaagi doonto ninkaaga hadduusan sidaas ahayn waxaa laga yaabaa Ilaahay inuu qalbigiisa kuu baddalo, guud ahaan riyada firaashka cad iyo qalka jiifka cad waa riyo nin qalbi nadiif ah tilmaamayso.
Previous Post Next Post