Riyada:
takalena wa waxa aan magan ku tagay meel dhul lagu qaybinaayo markaa ayaan gabadhii dhulka qaybinaysay ayaan ku idhi wll kiraan kujiraye dhul isii marka ayay igu jawbtay mada caruur leh haa sokaxayso qof kuu dhaarta kadib qofbaan kaxaystay wuu ii dhaartay kadib way nodiiday inay dhul nasiiso markaa ayaan ku idhi inyar isug kadib inta aan qiblada ujeed saday ayaan ku dhawaqay rabiyoow waan qaldanaa markaan bila adam wax waydisanayo kadib waan ooyay waan ilmeyay gacmaha ayaan kor utagay rabigay ayaan u dhawaqay tana iso fasir riyaan ku arkee.
Fasirka:
Riyada waxay kaaga digaysaa inaad ka leexato baryada Alle wax kaste aad u baahan tahay Alle weyddiiso wuu ku siin doonaa, waxay tilmaamaysaa inaad tahay qof Alle ka baqayo oo cibaadada Alle hayo.