Riyada:
asc wll waxa aan ku riyoday bilawgii rabadaanta suxuurta inyar kahor anoo rabi lajooga oo kuleh aloow adaa awoodaa iskaleh dadka hal ilbidhiqsi wax kayar ku sonoleyay oo aan ilahy lajoogo oon wayni aan alaah waynaynaayo aan la oo yaayo oon leyahy aloow adaa awood leh oo wayn oo qaniya wayni aan rabi waynaynaayo ayaan la oyaayay i fasir riyda rabi anoo lajoga wa wax lagu farxee.
Fasirka:
Walaal riyada waxay tilmaamaysaa khayr badan iyo bishaaro wanaagsan sidoo kale in Alle naxariistiisa aad heli doonto oo aadna u dhowaan doonto waa riyo aad u fiican, ku toosnoow wanaagga aad ku sugan tahay iyo cibaadada aad ku jirto.