Riyada:
asc wll waxan ku riyoday wil an xidhidh lenahay o fadhiya xafis Ana wn ugala kadbna waxan arkay warqad waxa ku qorna hoyo iyo abao.
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaas inuu ku daneenayo waliba waxay u badan tahay inuu guur kaa rabo illeen ninka marka uu guursan rabo gabar wuxuu ku dadaalaa inuu barto magaca waalidkeeda marka ugu horrayso.