Riyada:
asc shiqow shiqow riyo ayan ku riyoday tão sidan an ugu riyoday waxa dhaxda isaga key Dubai jabiso markas ayan arkay ma bodiin waan si firiyay kadib ayan is iria sided uga basan karta markas ayan inta aysan is aryeyn si xoga ayan dabada xageda u sikaday halmar ayan ka dhax baxay ? waxan raba inad ishegto fasiradeda shiqow.
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa qof cadow kugu ah inuu wax kugu sameyn doono laakin marka ugu dambayso aad ka badbaadi doontid riyada waa digniin iska jir dadka aad mooddo inay saaxiib kula yihiin oo labada weji leh.