Riyada:
A S C, xaaskaygu waxay ku riyootay iyada iyo wiilkayga yar guriga dhinaca banaankisa Saddex libaax er'yaneyen Saddex'di libaax mid kamid ah aya wiilkeygi yara labada lugood iyo gac'maha ka goostey marka xaaskayga aad u qaylisay kadib wiilkeyga labadisi lugood u libaaxu ka goostey aya laba lugood oo kale /artificial/ ah aya loo galiyay marka walaaleyal riyadaas ino fasira khayr ale ha idin siiye.
Fasirka:
Riyada waa digniin waxaa lagaaga digayaa dad cadow ah oo aan kula rabin nolol fiican waliba neceb ubadka Ilaahay ku siiyay, marka waxaa lagaa rabaa inaad ka ilaaliso ilmahaaga dadkaas, gooynta uu ka gooynayo libaaxa wilkaaga gacmaha iyo lugaha waxaa laga wadaa dhibka ay u geysan karaan dadka cadowga kugu ah haddaadan iska jirin, ee ma aha si dhab ah in wiilkaaga xubnihiisa u waaynayo, teeda kale ku dadaal ducada iyo adkaarta kuna akhri wiilkaaga.
The dream is a warning, you are warned of enemies who do not want you a good life and hate the offspring that God has given you, when you are required to protect your child from those people, the cutting of the lion from your jaws and legs is from the harm they can cause to the people who are your enemy if you are not, and not to lose your son's limbs. On the other hand, take care of prayer and perseveranness and read to your son.