Riyada:
Riyada labad waxay tahy qof an aqano oo amirad iga dhigay oo kursiga boqortoyada igu fadhisay anigu man ogin inan amirad ahay marka qof udhawacmay lkn isaga odhawacan ayu ikeniy biyaha samsamka wll ilhy hakubarakeyo maxay noqonisa.
Fasirka:
Riyadan waxay tilmaamaysaa qiimaha aad ka yeelan doonto meesha aad ku nooshahay iyo siday dadka kuu texgalin doonaan, haddii aad gabar tahay nin darajo sare taagan ayaad nolol la wadaagi doontaa, haddii aad xaas tahayna mustaqbalka guurkaaga wuxuu noqon doonaa mid aad iyo aad u sarreeyo.