Riyada:
A S C, wll xalay waxan ku riyooday anigo qol kula jira wiil an bari hore saaxibo an ahayn iyo gabadha xaaskayga iyo laba gabdhood o kale marka aniga iyo wiilka saaxibka an ahayn dhinac ban isla fadhinay gabadha xaaskayga iyo labada gabdhoodna dhinac bay wada fadhiyeen marka wiilka igu idhi gabadha ma xaaskaga aniguna haa ban ku idhi kadib wuxu igu yidhi gabadha bari hore ayaan xirir wada lahayn o dhawr jeer ban wada raaxaysaney ama galmo na'dhax maray inaan galmono aad bey u jec'laayd marka ana ban u yaabay o waxan ku idhi war maad hubta ma runtaa ba haa wan huba bu igu xita hadaad rabtid ina hor gee o wan kuhor cadeyni ayu yidhi ana haye ina kici ban ku idhi markan kac'nay en dhinacay fadhiday tag'nay gabadhi xaaskayga wan weeynay kaliya labadi gabdhood unba mesha fadhiyay e bal riyada i fasira khayr ale ha idin siiyo?
Fasirka:
Walaal riyada waxay tilmaamaysaa gabadha xaaskaaga inay adiga baahi weyn kuu qabto adigana aadan ogeyn baahidaas intay la eg tahay marka xaaskaaga ku dadaal ee riyada yeesan kuu keenin inaad ka shakiso xaaskaaga sida aad aragtay ma aha riyada, waxaa kaloo riyada laga fahmayaa inaad jeceshahay adiga xaaskaaga marka u fidi naxariis badan xaaskaaga.