Riyada labo dumar oo dagaal ila galay

Riyada:

Asc walaal labo mar riyada dhexdeeda baa laigu dili rabay 2 dumara oo xijaban baa daaqad soo furay marka sowjkayga tusay marka dhincay igafariisteen midbaa dhunta iqabatay tiikalena olo baylaabta iga shubby ilaa nafta ay iga bixirabto ayadav kursi laailaah ilalaho bay igafuqday.

Riyada labo dumar oo dagaal ila galay

Fasirka:

Waa dad xaasid ah oo aan kula rabin ninkaaga, marka waxay isku dayayaan inay guriga kaa dumiyaan marka iska jir dadka xunxun oo guryaha dumiyo waa diginiin riyada.


Previous Post Next Post