Riyada:
ASC walaal waxaan ku riyoodaa inta badan anoo masas iyo xayawaano leygu saliday maxaa waaye iisoo jawaab.
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa dad cadow ah inaad ku dhex jirto ama aad saaxiibo la tahay iyo dad waxmagarad ah oo qalbiga ka jirran oo cuqdad iyo xaasidnimo ku jirto.
Marka iska jir dadka aad la soconayso.