Riyada:
Riyada mobile qof intu Kala cararaya aad bursaneso guriga gadashii ku careredo waliba anigi so qaban raba inan yar dhasha ikacisay ninhore iqabi jiray an udhalay
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa qof rabo inuu kaa qaado sir aadan rabin in lagaa ogaado waliba wuxuu rabaa inuu wax kaa hayo oo sir ah iyadana waa digniin.