Riyada:
Haweney faranti an ika ekeen ika qadane markas iska siina kadb mrka so baxa geek hosti ano Mara waxa iku dhacaya mas maskas madaxa ikakora jilabab wata Aya inta so orda iska tuura macala maski ninka mesha dagan leyahy icawi ika dhaci mrkas ninka ika dhacina jilbabka wu isiina
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa sidoo kale dad cadow ah waliba waxaa laga yaabaa inay dumar yihiin oo aan kula rabin wanaag, naagta faraantiga kaa qaadanayso waa naag xoolahaaga qaadan rabto.
Maskana si toos ayuu u tilmaamayaa cadow ku neceb oo weerar kugu hayo.