Riyada:
Waxan riyo ku arkey mas jaala ah oo waweyn 3sadax xabo melkas an u cararo wo iiga sobaxayey waxaa garabkeyga joogey sadax nin wajigoda ma arkin waxakalo ilajoogtey hawaryarteyda bas idan car key wajigeeda Melbiyo ax ayo iga soobaxayey.
Fasirka:
Waxaa lagu fasiraa riyadan cadow waa dad cadow ah waayo maska wuxuu astaan u yahay marka riyo lagu arko cadow.
Waxaa laga yaabaa sadaxdaas nin inay yihiin dadka cadow ah guud ahaan riyada waa digiin.
It is interpreted as this dream that enemies are enemies because the mask is a symbol when an enemy is seen in a dream.
Maybe those three men being the enemy people in general the dream is a warning.