Riyada:
Riyan ku riyooday aniga nin jareera guursaday oo daba oordaya ayaan ku riyooday.
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa mustaqbalka guurkaaga in dood ay soo gali doonto, maxaayeelay bulshada soomaaliyeed caadi ahaan ma guursadaan dadka kasoo jeedo beesha jareerta waana dhaqan soomaalida ay aaminsan yihiin inkastoo dhaqankaas uu khilaafsan yahay diinta islaamka maxaayeelay waxaa shardi ah kaliya qofka inuu yahay qof muslin ah.
Marka sidaa awgeed riyada waxay tilmaamaysaa in qof kusoo doonan doono aan ehelkaaga raalli ka ahayn marka doodda iyo dagaalka meesha ayay ka imaanayaan.