Riyada:
Asc riyo waxan kuriyoday naag ii wadata midi oo Donaysa inay igu disho waan ka qaday wanana cejiyay waa dilay
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa in aad dhib la kulmi doontid marka ugu dambeyso Ilaahay kaa badbaadin doono dhibkii ku haystay wuu dhamaanayaa.
Naagtaas midida kuu wadato waa dhibaato kula soo gudboonaanayso.