Waxaan ku riyooday anoo helay dahab iga lumay

Riyada:

Asc  wll waxaan ku riyooday anoo  helay dahab iga lumay oo badan aadna u qurux badan badh amaano ayuu ahaa badhna anaa lahaa

Waxaan ku riyooday anoo  helay dahab iga lumay

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gudbi doonto dhibaatooyinka niyadda kaaga taagnaa iyo walwalka ku haystay oo aad gali doonto farxad iyo guud, waa riyo khayr inshaa Allaah.
Previous Post Next Post