Riyada:
Gabadh ayaa tidhi ii waydii shiikha anoo jooga aroos waxaa ka shaqaynaya arooska askar milatari gawaadhidii ciidanka ayaa lagu gelbinayaa waxbay caayayaan ciidanku markaa anna waxaan leeyahay ilahay ka baqa oo naga daaya af xumada geeribaaba joogtaane
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa gabadhaas inay dood iyo dagaal iyo buuq dhaxgali doonto oo fadeexo ay ka dhalan doonto buuqaas iyo dooddaas , ha iska ilaaliso dadka qaar oo iyada arrimo ay ku siraysanayo waxaa dhici karto in hadal xun laga qaado oo la faafiyo oo lagu ceebeeyo dadka qaraabada ah.