Riyada:
Waxay tidhi sidatan Ano jiifa ayaaa lay dhaafiyay maydka nabiga scw waan ka daba tegay jidka waxaan ku sii maray dumar allabari karinaya waan waydiiyay halkaa la mariyay maydkii nabiga scw waxay igu dhaheen halkaa ragu ka yimi markaa gacan cadbaan ku siday gacanna qori xaaba cadkii gabadh ayaan siiyay waan dhaafay waxaan sii maray geenyo 4ta adin cirka u taagaysa inta kalena aasantahay markaa waan dhaafay rag meel geeda jooga ayaan siiyay qorigii xaabada ahaaa sasay ahayd.
Fasirka:
Riyadan waxay tilmaamaysaa musiibo aad u weyn Ilaahay haka badbaadiyo gabdhaas.