Riyada:
asc shiq waxan ku riyoday anigo dhalay leyna dhahayo aweso ayad la dhashay cunuga hadane xawad keyga laga fujinayo kadib cunuga ayay afka ka gale wankaso jidaye anigo kajo jidayo afka cunuga ayan so kacay iso fasir adigo mahdsan shiq
Fasirka:
Riyada waa riyo digniin ah waxaa lagaaga digayaa dhibka weyn kugu soo socdo waxay tilmaamaysaa inaad gali doonto rafaad iyo dhibaato.