Riyada:
Asalamu alaikum walashay aya waxay kuriiyotay aniga iyo 3 caruur ah oo aan dhalay oo sijayaad kuduulayna markii ay ii yeedhaay ayay indhaha kalaqaday ?
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa adiga iyo caruurtaada inaad meel sare ka gaari doontaan nolosha aduunka xagga hantida iyo diintabada waa riyo bishaaro ah oo tilmaamaysa khayr badan.