Riyada:
Asc waxaan ku riyooday anigoo masaajid u dhisaya deerkiisa oo dhamaystiran ganjeelkii oo qudha ii hadahay insane aan diyaariyaay lakiini aana ku xudhin waxaan ahay xaasle caruurtii leh shaqadaydune waa shaqaale dowladeed khayr alahaa kusiiyo
Fasirka:
Walaal riyada waxay tilmaamaysaa inaad Alle u dhowaan doonto iyo in amuurahaaga oo dhan ay kuu toosi doonaan waa riyo aad u wanaagsan.