Riyada:
Asc shekh waxa iifasirta riyo waxnkuriyoday anoo hool wayn oo lawada fadhiyo dhinac kafadhiya oo musoonaya ilkahaygana aad uqurux badanyihin onku faraxsanahay dadkana leyihin gabadhan qurux badana wana xijaabna
Dhowr jeero horana waxan kuriyoday ilkaha oo la iidhaqaya marna silig la iigu xiraya marna ay qurux badanyihiin maxay tahay shekh
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa farxad iyo nolol qabooban waliba dadka qaraabadaada ah ayaa aad kuu jeclaanayo daryeel iyo jacayl fiican ayaad kala kulmi doontaa, waa riyo fiican.