Riyada anoo ku tukanaya masjidka Aaya Soofiya ee Turkiga

 Riyada:

Asc shekh waxan kuriyooday anoo jogo masajidka soofiya ee turkiga ee ayaan hore lafuray kadib qolka ogu koreeyo aya la igeyay kadibna waxan iri wantukana sali isiiya naag aya ikentay saligii kadib ano raba ina tukado ayay hoyaday iyo walaashay imaaden oo fadhigii aniga la ikenay kufaristen markasay igu dhehen hatukanin gaalada ixtiraam ayay leyihiin halkana gaalo aya joogta kadib ana aad ayan uxanaaqay ma salaadayda ayan gaalo ku ixtiraama muran ayan galnay kadib waxa noo imatay naag hoyo iyo walaashay waybixisay ana wantukaday waxayna itiri qolkan iyo fadhigan adalehe fariiso 

Marka sheekh ilahay hakubarakeye isoofasir

Riyada anoo ku tukanaya masjidka Aaya Soofiya ee Turkiga

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad arrin fiican sameyn rabto oo laakin aad dhib kala kulmi doonto taasna waxaad kala kulmaysaa dadka kuu dhow, marka ku dadaal sidaad Alle ku raalli galin lahayn dadka ha isku dayin inaad ku raalli galiso wixii Alle diintiisa ka hor imaanayo.

Previous Post Next Post