Riyada nin gaal ah oo igasoo daba cararaya oo aan madaxa ka dhufanayo

Riyada:

 Gabadh ayaa tidhi waxaan ku riyooday anoo ka cararaya nin gaala oo raba inuu igu sawiro   waxayaabaha gaaladu jidhkooda ku sawiraan   meel laamiya ayaan ka cararayay markaan marayay biriishka wuu ila dumay  biyihiii ayaan ku dhex dhacay meel aan ka baxana waan waayay   markaa waxaan qaatay budh ama bakoorad    madaxa ayaan kagag dhuftay   ninkii gaalka ahaa waanu duulay madixiiba .

Riyada nin gaal ah oo igasoo daba cararaya oo aan madaxa ka dhufanayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa gabadhaas inay dhib kala kulmi doonto meesha ay ku nooshahay walaiba dhibkaas wuxuu la xiriira diinta iyo akhlaaqda waxaa laga rabaa inay ka digtoonaato dhibkaas oo ay ku xirnaato diinteeda.
Previous Post Next Post