Riyada:
Habeenkaas aan Dayrka u dhisayaay masaajidka waxaa jirtay inaan utagay niman masuulin Sare ah sifiican ayaay ii Soo dhaweyen iina hanbalyeeyen laabtaan isgalinay kadib nin kamid ah masuulintii aan utagay waxaa uu isiiyaya lacag anaguu wada faraxsan inshallaah taasine ii fasir
Fasirka:
Labada riyo xiriir ayaa ka dhexeeyo waana is fasirayaan, waa riyo tilmaamayso farxad iyo guul inaad ka gaari doonto howsha aad ku jirto.