Riyada:
Wll xalay waaxa ku riyooday anoo qolkay jiifka nadiifinaya oo sariirta qaday markaa koobadiina doostooda waxan ku arkay jiir cad cad oo dhala badan haysta kaar yar yar qaar xooga koray oo hal nagi dhashay markaa gabadha ayar shaqalaha u wacay kalay ila laa dhahayway igu daahday markaa shama ayay hoosta ka agaleen markaa wan ku is istagay waana layay iyagoo wiiqwiiqle markaan ku istaago bac bay lahayeen way dhin dhinteen
Waxaan ahay xaas waana iska caajis nahay xoogaa
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa dad xunxun inay guriga soo galayaan oo dhibaatooyin badan wata dadkaas waa dad dagar xambaarsan waana dumar xunxun oon akhlaaq lahayn, inshaa Allaah marka ugu dambeyso Ilaahay ayaa kaa badbaadin doono.