Riyada:
A S C, wll waxan ku riyooday qol guri dhaxdisa anigo kujira nin an garaneyn ayaa intu soo galo qolka lacag xidhxidhan oo farabadan ayu hortayda ku daadiyay oo dhulka kadib lacagti u daadiyay laba xidhmood intaan ka qatay ayaan iskaga tagay meshaas ee bal riyaadas ii fasira khayr alle ha idin siiye?
Fasirka:
Waxaad helaysaa wax aad ku faraxdo oo lama filaan ah waa khayr inshaa Allaah.