Riyada:
Waxan rabaa riyadan iga yaa bisay inad iifasirto waxan kuriyoday ayeydey oo dhimatay marhore oosi wanagsan iila dhaqmeyso si waliged eysan iitusin naxariis korkeda ayey igu sexisay ereyo macan iyo madax salax ayey iisameysay wan oyey qabka wanagsan oy iila dhaqantay oyin fara badan markii danbe nin ayey uguyertay wato molo bahasha biraha lagu jarjaro san u arkayey jin ayuu ahaa waxey ku tiri diyari barka horee isha ayaa qariqtin ley sameyey ishana waxbaa leyga shubay kadib halmar ayuu xalkii isbedelay waxaa sogalay nin midi dher wato eyana wato qamiis cad oo dhig leh wato wuxuu qabtay qof familka kamida calosha ayuu torey kageliyey ilaa kor ayuu ugu jiday ulan afarkale ayaa timid oo jina ulan la dhacnay waxba kama dhibayo quran ayan aqrinay sido kale
Mid kalaa iigu xigtay iyadoo niman anan aqon bodyaha ey wax iga gelinayan intey qalen ayey leyihiin wuu ficnanaa
Fasirka:
Riyadan waxay tilmaamaysaa arrimo ka dhexeeyo familkaaga oo la xiriiro arrimo waa hore dhacay sidoo kale waxay tilmaamaysaa sixir iyo shayaadiin oo familkiina lagu soo diray waxaa lagaa rabaa inaad quraanka ku dadaasho sida riyada aad ku aragtayba waxaa looga badbaaadaa arrintaas quraanka inaad ku dadaasho.