Wiil ku riyooday asoo quraacday oo dadka malab siinaya

Riyada:

 Wiil ayaa wuxuu ku riyooday    

Subax ayuu meherad ka cunay quraac beera   wuxuuna sitay   laba qori oo xaaba   waxa ka buuxa malab    dadkii ila quraacanayay  ayaan sacabada ugu shushubay  anoo ka yara sareeya   markaan soconayana xawaara dheeraynaya ayaan ku socday buu dhahay.

Wiil ku riyooday asoo quraacday oo dadka malab siinaya

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa qofkaas inuu heli doono habti badan  wuxuuna noqonayaa qof dadka martsoora oo dadka caawiya oo wax u tara waliba waa dadka qaraabada iyo deriska iyo macaariifta. 

Wuxuuna noqon doonaa qof aad loo qiimeeyo oo sharaf iyo qiime leh.

Previous Post Next Post