Riyada:
Wll ii fasir waxan ku riyoday anigoo i qabo nin madow oo calool leh oo ii naxarisanaya jacket dhaxanta ii xiraya.
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa noloshaada inay is baddalayso oo aad ka bixi doonto xaalka aad hadda ku sugan tahay oo aad gali doonto xaal kale, waxaa laga yaabaa safar inaad gasho oo aad hesho nolol fiican oo barwaaqo leh, guurka ninka buuran ayaana laga qaadan karaa waa nin dhaqan oo hanti haysto.