Riyada:
Wll wiil walalkaya o xabsi kujira ayay hooyaday ku riyotay isgoo diyarad la sarayo, Wll maha arday hada xaasna maleh wuu naga tahriibay isgo magafe haysto ayay dawaladu ka sartay walina dawlada libiya ayaa haysa oo xabbsi buu ku jiraa mudo 9 bilood waxay marar badan nagu dhaheen waan so tarxilaynaa o soomaliyanu kenynaa marka hda waxan rajaynaynaa in nalo soo celiyo, Hooyona waxay argtaa isogo diyaarad koraya oo sawiro laga qadayo uun.
Fasirka:
Inshaa Allaah riyada waa khayr wiilkaas xorad ayuu helayaa oo wuxuu tagayaa meel nabad ah wuxuu kasoo baxayaa xabsiga uu ku jiro inshaa Allaah.