Riyada dilka masaska badan oo guriga soo galaya

 Riyada:

Asc wll daruuro  wll xalay waxaan ku riyooday guriayga oo mas kubraha ku dhax aragnay markaa waan dilay markii ladilay dhiigiisii waxaa soo  raaxay masas badan oo kubre ah dhamaan waan laynay waxaa dhex socday hangare madow isna waan dilay ciyal wiilala oodugsiga u socdaa nal laynayay markaa waxan lahay waxaa lagayaabaa in dhashiisa ku ahartee waa in aan buufinaa baanlahayn

Wll waxan ahay xaasqolkayga jifka mudo sanad iyo badha masexan hadaan galo waan guban dab ilaygu shidayo camal ban noqon xalay baan sèxdayarkii hore waan gam i wayay quran baan shiday wan gam ay markaan tiyoday waa adinka dambe ee salada.

Riyada dilka masaska badan oo guriga soo galaya

Fasirka:

Riyada way iska caddahay waxaa Ilaahay kaa reebi doono dad cadow ah oo sixir kuu sameeyay Ilaahay sixirkooda ayuu dabargooynayaa marka ku dadaal quraanka.



Previous Post Next Post