Riyada:
Asc wll waxan ku riyoday nibkayga o nag kale xidhiidhka dhexeyo o ay wada shekaysanayaan melna aya wada fadhiyaan hadalo fcna is dhafsanya o aya gadhu ku ledahay aniga ku do radiyay wad i qanciysay waxd thy qof mimina o wangsan ilaahayna ku xidhaan isna wuxu kulaha miyaad i taqan kadib si sax ayay ugu abtirisay o ilaa qabilkisa ayay shegtay marki dambena way is fhmen igo ad isgu farax san, Anigna ono dhagaysanya mobil ay cod isgu duben adna u cadhaysan ayay gabdh igu tiri ha masayriin adiga iyo ninkaguna gogol sameya masayrku wuu kaa bidona, Marka wll riyadasi mxy noqonysaa.
Fasirka:
Waxaa laga yaabaa naag inay jirto oo ninkaaga niyadda ku hayso sidoo kale riyada waxay noqon kartaa waswaas qalibaga kaaga taagan oo aad ka baqayso ninkaaga inuu naag kale guursado.