Riyada:
ASC waxaan ahay nin xaas le ah Waxaan ku riyoodey anoo gacanta bidex xabad la,iiga dhufty sabatuna waa meel jagbooyinta ah ayaan maray.
Fasirka:
Waxay tilmaamaysaa riyada qof inuu jiro oo rabo inaadan wax qabsanin oo xaasid ah aan kuu oggoleyn shaqo iyo waxbarasho marka wuxuu isku dayayaa inuu kaa reebo wixii wax kuu taraya riyada waa digniin lagaaga digayo qofka noocaas ah.