Riyada nin fadhiya adeer aan leeyahay

 Riyada:

Wll waxaan sexday saladii duhur kadib anigo ducaysanya ayaan gabay kadib waxan ku riyoday nin mel fadhiya ana an ader ku laha o an garnyo famligayga ah lkn daadka o dhan ayuu ka waynaa adbuna u wayna isgo fadhiya ayaan dultagnayn lkn hadana wuu naga dhera macnaha qof ad u wayn ayuu ahaa riyada dhexdeda balse  cadi ahaantiisa wan aqana waxanu i yahay ader

Riyada nin fadhiya adeer aan leeyahay

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaas inuu magac yeelan doono oo lala yaabi doono sida uu noqonayo.

Previous Post Next Post