Riyada:
Wll waxan marksta ku riyodaa geridayda ano dhimanya o ashadanyaa anigo u dhimanya beer xanuun maraka qarna waxanku riyoda anigo kafan bixinya O daad sinaya si sadaqo ahana.
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa towbad iyo camal suuban in Ilaahay ku waafajin doono riyada waa riyo wanaagsan, sidoo kale kafanta iyadana kama foga fasirka geerida.
Faahfaahin dheeraad ah oo riyada geerida ku saabsan halkan ka daawo: