Riyada:
Asc walaal waxaan riyada ku dhex arkay gabar aan jaceyl u soo badhigtay oo aan isku faraxsanahay oo gacanta is heysano iyo Walaasheeyda oo gabar yar ah oo 8 sano ka hooseyso oo markaan private ka ayee ugu imaadaa walaasheyd riyada neh waab ku dhex arkay iyoo nala socoto waan iska fiican oo salaadiisa tugado waxaan rajeeyna inaad isoo jawaabi doonto.
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa inay kuu hirgali doonaan arrimaha aad niyadda ka jeceshay ee mustaqbalka noloshaada xiriiri la leh, maka riyada waa riyo fiican.